X

Mudaharaad xoogan oo ka dhacay xarunta agoomaha ee Siilaanyo furey shalay oo durba noqotey meel dadka deegaanka lagu baado

Dadweynaha ku ag nool xarun Kuwayt u dhistey agoomaha oo dadka deegaanku sheegeen in lagu baado oo ayna jirin haba yaraatee wax agoomo ah oo laga qaaday dadka deegaanka. Dadka ayaa eeda saaraya kuwa maamula meesha oo ka faaiideysanaya dhismaha.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.