X

Mudane casuumay aqoonyahanka gobolka Awdal iyo talooyin laga jeediyay

Mudane ka tirsan maamulka Siilaanyo ayaa qado u sameeyay aqoonyahanada gobolka Awdal halkaas oo laysku waydaarsaday talooyin wax ku oola oo ku saabsan sida loo heli lahaa dad tayo leh oo wax la waydiin karo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.