Mujaahid bay wada sheegataa anaguna mujaahid ayaanu noqonaynaa waa hadalkii Suldaanka Gabooyaha oo ka yaabey cadaalad xumada Muuse Biixi oo is cadeeyay wixii lagu tuhmayay.
Suldaanka ayaa sheegay in kitaabka been ugu dhaartey Muuse Biixi islana simay dumarka asagoo yasaya iyo shacabweynaha Gabooyaha.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=lDEs8jZKeo0[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS