Awdal–Mujaahid Ismaaciil Geele oo ka tirsan kacdoonka oo jawaab siiyay suldaanka Siilaanyo ee Buurmadow oo Suldaan Wabar ku sheegay argagixiso..wuxuu yiri adigaa argagixiso oo la yaqaanaa hanagu sheegin wax aanaan gayin..Dhinaca kale wuxuu ka hadlay maalinta SNM xasuuqdey dad guryahooda iska hurda 1991.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS