X

Mukhtaar Roobow oo Baydhaba kaga dhawaaqay musharaxnimadiisa

Mukhtaar Roobow ayaa Baydhaba kaga dhawaaqay musharaxnimadiisa. Hogaamiyihii hore ee kooxda gaalaynta Muslimiinta ee Shabaab ayaa ka tanaasuley gaalaynta Muslimiinta hadana qaatey inuu ka qayb qaato nidaam dalka dibedda looga soo guuriyay oo lagu magacaabo goboleysi.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=KFNMJgqC2iM[/embedyt]


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.