Mukhtaar Roobow ayaa dagaal u diyaargaroobey uu argagixisada kaga sifeynayo Bay iyo Bakool. Argagixisada uu ka mid ahaa Roobow ayaa khaarajay wiil uu dhalay kuna diley deegaanka Abal oo uu isagu joogey.
Mukhtaar Roobow ayaa Maleeshiyaad ka amarqaataa waxa ay ku sugan yihiin deegaanka Abal oo ka tirsan Bakool. Argagixisada ayaa bilihii lasoo dhaafay culeys badan saaray degaanka iyo sidoo kale meelaha ay ku sugan yihiin ciidamada Mukhtaar Roobow.
Dagaalka tooska ah ee lala galo argagixisada ayaa dhamaadey waxayna ku kooban yihiin dilal qorsheysan, xaduuqa dadka ayagoo miinooyin ugu aasa.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS