X

Mulkiilaha Universaltv oo lagu wareejiyay xaruntii hore ee barlamaanka Somaliya oo gabi ahaanba burburtey

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa ku wareejiyay mulkiyada xaruntii hore ee barlamaanka Somaliya mulkiilaha Universaltv si uu maalgeshi ugu sameeyo lagana dhigo goob dalxiis.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.