X

Munaasabad lagu daahfurey AIR Jabuuti Cargo oo lagu qabtey Muqdisho markii ugu horeysay

Munaasabad AIR Jabuuti Cargo dib uga bilowdey duulimaadyo ayaa lagu qabtey Muqdisho waxana furitaanka ka qaybgalay safirka Jabuuti u fadhiya Somaliya Dayib Dubad Rooble isagoo sheegay in duulaadyadani yihiin bilow u yihiin in diyaaradaha rakaabkuna yimaadaan Muqdisho.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.