Xaflad ay ka soo qaybgaleen odayaal, dhalinyaro, waxgarad, fanaaniin ayaa lagu taageeray Saylici iyo Muuse Biixi. Dadka hadlay qaar ayaa cambaareeyay musharixiinta garabka Samaale. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS.COM