X

Munaasabad looga hadlay xanuunka isku furanka oo lagu qabtey Boorama iyo gabdho ka badbaaday oo hadlay+MUUQAAL

Boorama–Munaasabad looga hadlayay xanuunka isku furanka iyo dhibta uu leeyahay ayaa lagu qabtey Boorama waxana goobta ka hadlay haween iyagu ka badbaaday xanuunka oo inta badan ku dhaca hooyo bilaa daryeela iyadoo ilmaha inta badan si khaldan looga soo jiido.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.