Ururka NOW ayaa soo abaabuley munaasabadii ugu balaarneyd ee ka dhacda Boorama laguna taageero Saylici iyo Muuse Biixi oo sidii loo doortey uu ka jiro muran aad u weyn. Munaasabadan oo dad farabadan ka soo qaybgaleen ayaa laga jeediyay hadalo taageero inkastoo ayna muujin waxa Saylici qabtey.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM