Holland–Munaasibad taageero loogu muujiyay kacdoonka reer Adal ee uu hogaamiyo Suldaan Wabar iyo Cabdi Shide ee hogaamiyeyaal badan ayaa waxa ka hadlay saxafiga Daahir Calasow. Wuxuuna sheegay in halgankani helin taageeradii uu u baahnaa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS