Muqdisho-Araabinews–Magaalada Muqdisho ayaa la filayaa in uu berito yimaado madaxweynaha Turkiga oo dib u dhis xoogleh ka bilaabay soona celiyay in ka mida bilicdii magaalada oo ay burburiyeen kooxihii indhaha la,aa ee reer galbeedka iyo jaatku wateen.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS