X

Muqdisho oo shacabku ciidan isugu soo baxeen barxada daljirka dahsoon iyo xeebta Liido+SAWIRO IYO MUUQAAL

Shacabka Muqdisho ayaan ciidan si farxadleh ugu ciiday barxada daljirka dahsoon oo ah halka kaliya ee hadda la qurxiyay inkastoo uu ku xigo barlamaankii hore oo dhulka lala simey hadana dib loo dhisayo. Shacabka oo dhaqurxoon sida ayaa soo buuxiyay goobta..waxa kale oo iyana lagu ciidey xeebta Liido halkaas oo lagu soo bandhigey ciyaaro kala duwan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.