X

Muran durba ka taagan halka lagu qabanayo shirka maamul goboleedka Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe

Waxa durba muran ka taagan yahay halka lagu qababayo shirka maamul loogu samaynayo gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe. Xasan Sheekh ayaan isagu sheegin halka Ku haboon.

Gudoomiyeyaasha Shabeelaha dhexe iyo Hiiraan ayaa midba dhinaciisa ka sheegtay in magaaladiisu Ku fiican yahay in lagu qabto.

C/fataax Xasan Afrax ayaa sheegay in Jowhar Ku fiican yahay in lagu qabto isagii Ku sheegay in ay leedahay wax kasta halka gudoomiyaha Hiiraan isna sheegay in Beledweyne ay tahay magaalo cimilo wanaagsan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.