X

Muran ka taagmey calanka Somaliland oo hadda Cali Warancade ku qortey in calanku jirey 1960: ARAG Boobe Yuusuf

Hargeysa–Muranka taagmey calanka Somaliland (SNM) oo la arkay Cali Warancade oo ku so qortey in vcalanku jirey 1960 taas oo ka dhigan been loo sheegayo dhalinta dhalatay 1991 oo lagu wareeriyay waan go’neyda. Boobe Yuusuf ayaa ka xanaaqay beentas Cali Warancade sheegayna in calankaasi ahaa kii SNM aftina loo qaaday 2001.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.