Boorama–Waxa had iyo jeer soo noqnoqda in lacago ay maqan yihiin iyadoo ayna jirin xisaabtan dhaba oo ka jira golaha degmada Boorama oo ku guuldaraystay in uu shaqaalihiisii siiyo mishahar ayna bilaa mishahar yihiin mudo bilo ah walina ay sii fadhiyaan xafiiska. Arag maayerka oo diidey xisaab maqan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM