Hargeysa–Muranka lahaanshaha maktbada Gaandhi ee ku taal Hargeysa oo meel xun gaartey iyadoo jufada Sacad Muuse hadda leedahay anagaa leh sheegayna in ayna aqbali doonin in cidkale qaadato. Siilaanyo ayaa ciyaaraya shax oo uu kolba qolo u keenayo furaha.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS