X

Muranka u dhexeeya golaha deegaanka Boorama oo shaqaalihii caadiga ahaa ka dhigey bilaa mishahar+MUUQAAL

Boorama–Muranka ragaadiyay golaha deegaanka Boorama oo hadda fadhiid noqdey ayaa saameeyay mishaharkii shaqaalaha caadiga ah qaadan jireen iyagoo hadda sadex bilood ah bilaa mishahar.

Fowdadan ayaa dad ka naxeen iyadoo u muuqata in mishaharku hal meel ka soo baxo xilligii la doonana la siiyo xilligii la doonana laga joojiyo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.