X

Muranka xisbiga Siilaanyo oo wali qasan iyo garabka Xirsi oo diidey shirka xisbiga

Garabka Xirsi Xaaji Cali oo Siilaanyo ahaa gacanyarehiisii ayaa shir jaraaid ku qabtey Hargeysa sheegayna in ay diideen in ay ka qaybgalaan shir ay iclaamiyeen guddi Siilaanyo magacaabay oo shalay hadlay. Muranka Xisbiga Siilaanyo ayaa keeni kara burbur.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.