X

Muuse Biixi oo diidey hadalo ka soo yeedhay beeshiisa oo madaarka Hargeysa loo sheegtay iyo Hargeysa hal..ARAG

Hargeysa–Muse Biixi ayaa ka jawaabay hadalo ka soo yeedhay beeshiisa suldaankooda iyo wasiirada maaliyada oo iyagu sheegay in madaar kale ay dhisayaan mar haddii madaarkii loo sheegtay. Muuse Biixi ayaa yiri suldaanada waxaan leenahay ha oranina madaaraan dhisaynaa markaad cadhootaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.