X

Musharax C/raxmaan Ciro oo booqdey xaafad Hargeysa la ilaaway iyo balanqaad

Musharax C/raxmaan Ciro ayaa booqdey xaafad Hargeysa la ilaaway iyo balanqaad uu u sameeyay. Xaafada DAAMI ayaa waxa dega bulshada Gabooyaha waxayna ka mid tahay xaafadaha la ilaaway laakiin codka leh.

 





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.