Musharax C/raxmaan Ciro oo si weyn loogu soo dhaweeyay Ceel-afweyn iyo deegaano u dhow
Musharax C/raxmaan Ciro ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Ceel-afweyn iyo deegaano u dhow. Xisbiga Wadani ayaa wacdaro ka dhigey deegaano badan oo ku yaal Sanaag iyo Sool.