Musharax C/salaan Yaasiin oo u tudhey C/raxmaan Ciro oo isku beelyihiin kana hadhay tartanka
Musharaxa xisbiga Wadani C/salaam Yaasiin ayaa sheegay in uu ka hadhay tartanka doorashada ee xisbiga Wadani una tudhey C/raxmaan Ciro oo ay isku beelyihiin.