Musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbiga Wadani ayaa buugaag gaarsiiyay deegaanka Ruqi ee ka tirsan gobolka Awdal. Dadka deegaanka ayaa ka hadlay sheegayna in deegaanku hadda roobku ku yaryahay. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS