Musharax Maxamed Cali iyo nuxurka ku biirista taageerayaal badan oo ku biirey xisbiga Wadani
Musharax Maxamed Cali iyo nuxurka ku biirista beelaha ugu balaadhan Samaroon ee Makaahiil oo maanta cududooda ku biiriyay xisbiga Wadani kana dhigeysa taageerada ugu weyn ee gobolka uu ka helo.