Marxuumad Caasha Cabdi Cabdillaahi oo ahayd hooyada Murashaxa Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga WADDANI Ambassador Maxamed Xaaji Cali, ayaa goor dhaweyd ku geeriyootay magaalada Hargeysa.
Alle ha u naxariistee Marxuumadda, ayaa muddooyinkii dambe xanuun u jiiftay gudaha magaalada Hargeysa. ,halkaasi oo ay goordhaweyd ku geeriyootay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS