X

Musharax reer Jabuuti ah oo sheegay in uu wax ka qabanayo cida qaadanaysa reer Jabuutinimada

Musharax Maxamed Muuse oo u sharaxan jagada madaxtinimada Jasbuuti doorashoyinka soo socda ayaa ka hadlay waxa uu aaminsan yahay inkastoo dadka badankiisu aaminsan yahay in aanu waxba dhaamin madaxweynaha halkan aan ka ahayn Geelle wuu daalay ee ha nasto.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.