Musharaxa Wadani C/raxmaan Ciro ayaa la sii hadley taageerayaashiisa xilli xisbigu bilaabayo ololihiisa balaaran. C/raxmaan Ciro ayaa codsaday in si nabada lagu soo baxo. Cali Gurey ayaa sheegay in dhalinta Kulmiye farahoodu dheeryahay siiba kuwa Hargeysa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS