Musharixiintii halka jufo ee Isaaqa ahaa ee isku hayay xisbiga Kulmiye ayaa hadda sheegay in ay ka heshiiyeen. Shir jaraaid oo ay qabteen ayay ku sheegeen in la soo afjaray muranka jiray waxay beeniyeen in Siilaanyo magacaabay gudi.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM