X

Musharixiinta iyo culimada Puntland oo doorashada iska arkey

Musharixiinta iyo culimada Puntland ayaa doorashada iska arkey. Doorashada oo la filaayo inay dhacdo bisha soo socota ayaa waxa u tartamaya musharxiin aad u farabadan, xilli gobolku ku isgeliyay go’doon siyaasadeed. Waxa dhinaca kale isa soo taraya in madaxtinimada loo dhiibo qabiilada kale ee aan ahayn Majeerteenka.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=LSpQYNfLR3s[/embedyt]


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.