X

Musharixiinta Puntland oo walaac ka muujiyay sida doorashadu u socoto

Musharixiinta Puntland ayaa walaac ka muujiyay sida doorashadu u socoto. Madaxa hadda Cabdiwelli Gaas ayaa sheegay inuu sharaxan yahay, waxase lagu eedaynayaa inuu doorashada uu u isticmaalayo lacago dheeraada.


Doorashada Puntland oo la filayo inay dhacdo 8-da bisha soo socota ayaa waxa u tartamaya in ka badan 29 musharax. Waxay cabasho ka timi hanaanka Cabdiwelli Gaas u wado oo ka fog cadaalada.


ā€¯Waxaan shaki weyn ka qabnaa in doorashada bisha soo socota ay u dhici si cadaalada ayay yiraaheen musharixiin shir jaraaid ku qabtey Garoowe.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.