X

Musharixiin war ka soo saaray doorashada uu diidey Muuse Biixi

Musharixiin ka tirsan maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray doorashada uu diidan yihiin inuu qabto Muuse Biixi. Doorashada ayaa ahayd ina qabto bishii sadexaad ee sanadkan waxase diidey Muuse Biixi inuu keeno garsooreyaal xalaala.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.