X

Muslimiinta caalamka oo maalintii labaad ciidaya: SAWIRO

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya iyo guud gobolada dalka ayaa dadku markale saakadii hore u soo baxeen si ay u ciidaan waxana loo dareeray suuqyada iyo goobaha tirada yar ee lagu raaxaysto.


Argagixisada wahaabiyada ee shabaab ayaa gacan bira lagu qabtey mudo laba bilood ahba mana jirin qaraxyo ay ku xasuuqaan ummada inkastoo ay welli fuliyaan dilalka qorsheysan.


Shalay oo aheyd Maalinta Koowaad ee ciidul Fidriga ama ciida yar ee laga tukaday dhamaan gobolada dalka oo dhan inkastoo goobaha Ahlu Sunna si weyn looga ciidey maanta.

Wadamo badan oo caalamka ayay iyaga maanta u tahay ciidu kow waxana ugu wacan iyagoo maalin ka dambeeyay amaba buuxiyay 30-ka Ramadaan.



ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.