X

Muslimiinta ku nool Mombasa oo ay la soo deristay dhaqaalo xumo iyo xeeb dalxiis oo haawanaysa

Xeebta Mombasa waxay ka mid ahayd goobaha sida weyn ay u yimaadaan dalxiisayaasha reer Yurub ama Amerika hadase way haawanayaan kadib dhowr xasuuq oo argagixisadu ka gaysatay magaalooyin u dhow xeebaha dalka Kiiniya. Dadka ku nool dhulkaas oo Muslimiin ah ay la soo deristay dhaqaale xumo saaida iyo huteelo la xirey.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.