Madaxweynaha Somali galbeed Mustafe Cagjar ayaa dhisanayo ciidan ay ku jiraan kamaandoos. Mustafe ayaa ka qaybgalay dhoolatus ay sameeyaan ciidankaas gaarka ah iyo kuwa kale oo tababar loo soo xirey.
Ciidamada kamaandoosta ayaa loogu talogalay inay ka jawaabaan xaaladaha argagixisada oo inta badan dadkasoo toogta guryo islaameed oo ay xaaraan Ka tahay inuu galo.
Ciidamada noocan loo tababaray ayaa la sheegay inay gaaraysa 250 maadaama xaalada geeska isbedeshay oo argagixisadu guryaha Ka dagaalanto.
Waxa aad looga deyriyaa tayada ciidankan booliiska ee gaarka ah ayadoo lagu tiriyo in ay u badan yihiin hal qabiil.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS