Mustafe Martin iyo Cali Xaraare oo cashar faneed u dhigey fanaanka Maxamed BK
Kadib fadeexadii ka raacdey Kiiniya fanaanka Maxamed BK oo isku dayay inuu ka dul boodo dadka ku shaqada leh xafladaha sida kuwa fanka iyo kuwa kalaba ayaa labadan ruug cadaa u dhigayaan cashar ku saabsan fanka.