X

Musuqii ugu xumaa oo ka dhacay Gebiley iyo caruur u codeysay Kulmiye: SAWIRO

Musuqii ugu xumaa ayaa ka dhacay Gebiley iyo caruur u codeysay Kulmiye. Caruurta codaynaysa ayaa watey kaarar been abuura oo dadkii lahaa ka dhoofay  ama Dhintay.

Sidoo kale Degmada  Gabilay Codad  Ka badan  40  oo Been Abuur ah ayaa  Laga Buuxiyay  Laba Sanduuq oo hadda loo tiriyay Muuse Biixi.



Muuse Biixi laftiisa ayaa yimi kana dulbaroortey gudiga sidaasna loogu tiriyay codadkan been abuurka ah. Dhaqanka Foosha Xuni waxa uu Dhaawacayaa  Hanaankii Quruxda Badnaa  ee ay Doorashadu u dhacdey keeni karana in laysku dhaco.



Hoos ka fiirso sawirada caruur codeynaysa

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.