Hogaamiyaha Jarmalka haweenayda Merkel ayaa ka qiirootey gabadh yar oo reer Falastiina oo qoxooti ku ah dalkeeda oo ka cabatay nolosha ay ku nooshahay iyo in ay cadaalad tahay in dadka qaar ku noolaadaan raaxo halka dadkalana fiqiir yihiin. Haweemayda Jarmalka ayaa u jawaabtey iyadoo jawaabtaasi ka oohisey gabadha reer Falastiin kadibna ay keento in Merkel u tagto gabadhaas yar iskuna daydo in ay aamusiiso kuna guuleysatay in ay aamusiiso.
Beer jilaac hooyonimo ee hogaamiyaha Jarmalka ayaa dad badan soo jiidatay halka mucaaradku u eedeeyeen in ay ku qaldan tahay in ay sidaas samayso.
Rashiid Ceelanyo
ARAABINEWS.COM