Musharax Maxamed Cali oo baryahan soo dhaweyntiisa aad loo qabanqaabinayay lana filayay in gobolka Awdal si aada loogu soo dhaweeyo ayaa soo dhaweyntiisa aad looga dareemay Dilla iyo Boorama. Musharaxan ayaa ka mida musharaxiin ree Awdala oo iyagu isku ciriiriyay jagada madaxweyne ku xigeenka Wadani oo ay faraha uga qaadeen beesha Isaaq ee Habaryoonis.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS