X

Muuqaalkii ugu dambeeyay dadka reer Awdal ee abaaruhu diciifiyeen: ”adeerow naf kuma noolin”

Waxa shalay la daawadey dadka reer Awdal ee abaaruhu ka qaadeen xoolihii ay wateen iyagoo la baqayay in naftooduna raacdo maadaam,a ayna haysan biyo iyo cunto iyo nolol ay ka badbaadaan bacadka iyo haraadka. Hadaba nolosha dadkeena ku dhaqan Awdal ayaa sii xumanaysa haddii aan si hagar la’aana loogu gurman.

Waxaan jirin gurmad aan isku xirneyn oo si toosa wixi la soo diro dadka u gaarsiiya isla markaana dadku wada ogyahay. Waxa dad badan is waydiinayaa maxaa maamulka Somaliland abaaraha uu wax ugu ururin waayay iyadoo xilligii Koofurta la geeyay lacag istusa.

 

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.