Sidii dawlada Turkigu ugu bilowday dayactirka magaalada Muqdisho waxa jira muuqaalo laga soo duubayo magaalada kuwaas oo muujinaya halka uu marayo horumarka magaalada dhinaca laamiyada iyo dhismaha iyo burbur xoogleh oo ka jira. C/llaahi Warmooge ARAABINEWS