Gudoomiyaha xisbiga Wadani ayaa ugu baaqay askari Muuse Biixi inuu is casilo intaan maamulka laga xayuubin. Muuse Biixi ayaa intii maamulka loogu daayay ka bixi waayay wax uu xiro asagoo xasuqyo ka gaystey gobolada Woqooyi.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=fldPhRiLA1c[/embedyt]
Maxaned Yuusuf
ARAABINEWS