X

Muuse Biixi isagaa gobolka qasaya: Laabsaalax

Hal-abuur Laabsaalax ayaa sheegay in waxa wadanka qasaya uu yahay Muuse Biixi halkii uu dadka moobilada laga dhacayo habeen walba iyo dharaar walba wax ka qaban lahaa ayuu dad caweynaya oo aan dambi ku jirin xoriyada u diidayaa.


Daraad ayay ahayd markii Muuse Biixi kala dareeriyay dhalinta xidigaha Hargeysa oo lacag ku bixiyay huteel kadibna inta loo soo galay lagu yiri kala dareera. Cadaadis ka xun nama soo marin.


”Haku tooso wadada saxan waa isaga waxa dadka aan dhibka wadin kolba askar u soo diraya.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.