Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi iyo hudoomiyahas jaamacada Camuud ayaa ku dheeraaday diiwaangelinta iyo taariikhda gobolka. Muuse Biixi ayaa sheegay in uu arkay macalinkii Prof Saleebaan.
Halklan hoose ka daawo Prof Saleebaan Guuleed
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS