Kadib jahwareer ay soo saareen mamulka Muuse Biixi iyo Saylici ayaa wadaadada magaalooyinka Hargeysa iyo Burco dalbadeen in aan la xirin masaajida. Wadaadada aya sheegay in laba hadal is daba socdeen waxayna sidii caadiga ahayd weerarareen qaadka.
Muuse Biixi ayaa sheegay in aanu joojin karin qaadka iyo diyaarada Itoobiya ka timaada oo dadka badankeedu u fasirteen in Muuse Biixi rabo inuu ku fakado haddii la haleelo.
Laba hadal ee jahwareerka ku ridey dadka ayaa in masaajdu xiran yihiin iyo inayna xirneen. Isku soo duuboo wadaadka Muuse Biixi ayaa ugu dambeyn akhriyay qoraal uu ku sheegayo in masaajidu xirneyn.
âKeliya waxaan farnay dadka inayguryaha ku tukadaan ayuu yiri wadaadka Khaliil.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS