X

Muuse Biixi oo beeniyay inuu taageero dadka qaska ka wada Somali galbeed

Muuse Biixi ayaa beeniyay inuu taageero dadka qaska ka wada Somali galbeed. Waxa welli jira rabshado ka dhaca Somali galbeed oo inta badan dadka wadaa ay ku dhuuntaan maamulada Somaliland, Puntland iyo Kismaayo.


Wasiirka aminga mamulka Muuse Biixi oo saxaafada la hadley ayaa beeniyay inay taageeraan dadka qaska ka wada Somali galbeed ama hoy siiyaan. Wuc=xuuna sheegay inayba soo celiyeen bililiqo lagula kacay Jigjiga.


Maamulka Somaliland ayaa hore loogu eedeeyay inay hoy siiyaan argagixisada Shabaab iyo Daacish oo si xora ku joogaan Hargeysa maadaama qabiil awgeed u qaban karin.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=eY-wOggedks[/embedyt]

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.