Muuse Biixi ayaa bilaabey sidii RW Xasan Cali Kheyre lugna ku tagey wasaaradii ugu horeysay. Muuse Biixi oo ay daba ordayaan raxan ka tirsan wasiiradiisa jeegaanta ee halka beel ayaa waxa ka daba yimi dad bilaa shaqo ah oo lugta la sii qaaday.
Muuse Biixi ayaa orod xawaareyn ku socda oo malaha isleh wasaarada oo laga maqan yahay ku qabo.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=GzbEOy7G9ek[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS