Muuse biixi oo Boorama afur ugu sameeyay shaqsiyaad ku soo biirey xisbigiisa oo uu ku jiro wariyihii hore e radiyo muqdisho Daahir Maxmuud Geelle iyo asxaabtiis. Muuse Biixi ayaa isku dayaya in uu soo jiito bulshada reer Awdal waase xilli dambe. Muuqaalkan ayaa cilad ku jirtaa dhinaca codka waana sida loo soo duubey.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS