Kadib dacwo in muddo socotey waxa la joojiyay sanduuq si gaara Ingiriisku ugu naaxin jirey hal beel oo lagu magacaabi jirey sanduuqa horumarka Somaliland oo ay lacagta ay Ku shubi jireen wadamada Ingiriiska, Denmark iyo Noorway.
Ujeedada sanduuqaas ayaa ah in maamulka halka beel ee Somaliland uu helo dhaqaale uu isku maamulo laakiin magacaas Somalilaan ee lagu hungoobey ayaa lacagtaas ayna soo dhaafin Hargeysa.
Muuse Biixi oo dafirey inuu xisbiga Wadani heshiis Kula galay guddiga doorashada laakiin aanu Ka fikirin in haddii la diido garsoore in aan la soo celin ayaa sheegay in dawlada Somaliya joojisay sanduuqaas kadib markii ay ogaatey in sanduuqu dhaafin hal beel.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS